Haweeney Agaasime ka aheyd Wasaarada shaqada DF oo caawa lagu dilay Muqdisho

Agaasimihii waaxda Maamulka Maaliyada ee Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada DF ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. Safiya Karaani ayaa kooxo bastoolado ku hubeysan waxay ku dileen agagaarka kaalinka shidaalka Hass ee wadada Maka Al Mukarama meel ku dhow isgoyska Sayidka. Raggii dilka geystay ayaa la soo sheegayaa iney goobta ka baxsadeen waxaana goobtaas gaaray … Continue reading Haweeney Agaasime ka aheyd Wasaarada shaqada DF oo caawa lagu dilay Muqdisho